Maleeshiyaad Hubeesan oo Istaajisay howlihii shaqo ee ka socday Dekadda Hobyo

Wararka ka imaanaya magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeesan oo deegaanka kasoo jeeda maanta hakiyeen howlihii shaqo ee ka socday Dekadda Hobyo. Sida aan wararka ku helnay dekadda Hobyo waxaa kusoo xirtay doon weyn oo ganacsato kasoo jeeda Galmudug alaabo kala duwan ugu rarneyd, waxaana gabi ahaan istaagay howlo la doonayay … Continue reading Maleeshiyaad Hubeesan oo Istaajisay howlihii shaqo ee ka socday Dekadda Hobyo